Press "Enter" to skip to content

Shirweeyne qaran oo looga hadli doono dib u eegista dastuurka oo la qaban doono bartamaha bishan

Arbaco, May, 02, 2018 (HOL)-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowlada Federalka Soomaaliya, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay si wadajir ah uga shaqeeynayaan qabanqaabada Shir-weynaha Qaran ee lagu daah-furayo Ololaha Dib-u-eegista Dastuurka.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/May/wararka_maanta2-155600.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: