Press "Enter" to skip to content

Shirkadda Star Cast oo daah furtay adeeg isgaarsiinneed oo casri ah

Khamiis, April, 19, 2018 (HOL) – Liibaan Cabdi Cigaal oo ah madaxa shirkadda Star Cast oo Hiiraan Online u sheegay in mashuurcan Isgaarsiinneed ay maanta daah fureen uu noqonayo mid ku cusub guud ahaan marka la eego qaarada Africa, gaar ahaan dalka Soomaaliya oo markii ugu horeysay ay tahay in la keeno Isgaarsiinta TriplePlay.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta19-155458.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: