Press "Enter" to skip to content

Shirkadda Facebook oo raali galin ka bixisay khalad ka dhacay

Khamiis, Maarso, 22, 2018 (HOL)-Mark Zuckerberg oo aasaasay Facebook ayaa qirtay in barta ay bulshadu ku xiriirto ay “khalad samaysay” taasina ay horseeday in shirkad samaysa latalin dhanka siyaasadda ah ay hesho xogta shaqsiga ee macaamiisha Facebook.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta22-155129.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: