Madaxda Dowladda Federalka, Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Arbaco ah mar kale ku kulmay xarunta ciidanka cirka ee Afisyooni, halkaas oo uu uga furmay shir albaabadu u xiranyihiiin oo ay kaga arrinsanayaan ajandaha shirka kan xiga ee doorashooyinka Soomaaliya.

Shirka Madaxda Dowladda Federalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada oo dib u furmay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment