Press "Enter" to skip to content

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo furmay

Waxaa saaka xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka Soomaaliya, kaas oo u dhexeeya madaxda dowladda federalka iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaana shir guddoominaya Ra'isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: