Press "Enter" to skip to content

Shir looga hadlayo Fatahaada Wabiga Shabeelle oo goor dhaw ka furmay magaalada Beledweyne

Sabti,, April, 28, 2018 (HOL)–Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shir guddoominaya kulan goor dhaw ka furmay xarunta madaxtooyada Soomaaliya oo looga hadlayo xaalada Fatahaada Wabiga Shabeelle uu ka sameeyay qeybo ka mid ah gobollada dalka, gaar ahaan magaalada Beledweyne.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta28-155558.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: