Waxaa magaalada london ka furmaya kullan looga arrinsanayo xaaladda bani’aadanimo ee Soomaaliya. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya diblomaasiyiin ka socda dowladaha kala geddisan, deeq bixiyeyaasha, Qaramada Midoobey iyo wafud kale.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/43297423
Be First to Comment