Fariin dhinaca Twitterka ah oo uu Arbacadii shalay soo diray ayaa Mr Trump uu ku yiri “Annagu dagaal ganacsi kulama jirno Shiinaha, dagaalkaasna sanado ka hor ayaa lagaga guuleystay dadkii nacasyada ahaa ee wax ma tarayaasha ahaa ee Maraykanka soo hogaaminayey.”
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4333434.html
Be First to Comment