Press "Enter" to skip to content

Shan qof oo Nigerian ah oo maanta lagu xiray Hargeysa

Magaalada Hargeysa waxaa maanta lagu qabtay shan qofood oo ajnabi ah oo lagu eedeeyay inay lacago been abuur ah ku sameynayeen gudaha Somaliland.

Raggan oo badankood u dhashay dalka Nigeria ayaa waxaa soo qabtay ciidamada ammaanka ee Somaliland.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan Hargeysa kasoo diray.

 

 
 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: