Press "Enter" to skip to content

Shan maleeshiyo Al-Shabaab ahaa oo dagaal lagu dilay

Ilo kala duwan oo dhinaca amniga ah oo ku sugan maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa idaacadda VOA u sheegay in ugu yaraan shan maleeshiyaad Al-Shabaab ah lagu dilay iska horimaad maanta dhex-maray ciidamada maamul goboleedka Koonfur Galbeed iyo kuwa dawldda federaaalka oo isku dhinac ah, iyo maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Weriyaha VOA ee Baydhaba Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan noo soo diray.

 

 

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: