Press "Enter" to skip to content

Shacab ku dhintay baabuur rakaab ah oo lagu qarxiyey Sh/Dhexe

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in qarax uu qabsaday baabuur ay saarnaayeen dad rayid ah, nawaaxiga tuulada Gololey oo waqooyi ka xigta magaalada Balcad.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: