Press "Enter" to skip to content

Sh/Hoose: Weerar jidgal ah oo lagu dilay 7 askari iyo laba darawal

Weerarka waxaa ku dhintay 9 qof oo laba ka mid ah ey ahaayen darawaliin waday gadiidka xamuulka ah ee dhuxusha qaada. Toddobada kalena waxa al sheegay inay ahaayeen ciidanka dowladda oo gudbinayey gaadiidkaas.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: