Guddoomiyaha gudidga arrimaha dibedda Senate-ka Mareykanka ayaa bayaan kasoo saaray wax uu ugu yeeray “xasaradaha doorasho ee kasii daraya” ee Soomaaliya kadib markii muddo xileedka madaxweyne Farmaajo uu dhacay ayada oo aan heshiis laga gaarin fulinta doorashooyinkii horey loo qorsheeyey.

Sen. Menendez oo bayaan kasoo saaray is-mari waaga doorashada Soomaaliya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment