Press "Enter" to skip to content

SAWIRO: Kooxda Barcelona Oo Wadooyinka Magaalada Kusoo Wareejisay Koobabka Horyaalka La Liga & Copa del Rey – Dabaal Dagii Ugu Dambeeyay Iniesta.

Magaalada Barcelona waxaa aheyd mid ay ka jirto farxad weyn maadaama shalay lagu soo wareejiyay labada koob ee La Liga iyo Copa del Rey, waana farxadii ugu dambeysay oo uu ku helo gobolka Catalonia Andres Iniesta oo ku dhawaaqay inuu isaga baxayo kooxda marka uu dhamaado xilli ciyaareedka. Iniesta wuxuu door muhiim ah kulahaa guulahii […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/sawiro-kooxda-barcelona-oo-wadooyinka-magaalada-kusoo-wareejisay-koobabka-horyaalka-la-liga-copa-del-rey-dabaal-dagii-ugu-dambeeyay-iniesta/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: