Press "Enter" to skip to content

Sawiro Ay Dhif Iyo Naadir Tahay Inaad Ka Aragtay Tababaraha Ku Dhawaaqay Inuu Isaga Tagayo Arsenal Ee Arsene Wenger Oo Lasoo Bandhigay.

Tababare Arsene Wenger ayaa ku dhawaaqay inuu isaga tagayo shaqada tababaranimo ee Arsenal marka uu dhamaado xilli ciyaareedkaan, wuxuuna soo afjarayaa 22-sano oo uu ku sugnaa waqooyiga London. Saxaafadda Ingiriiska ayaa aad u hadal heya Wenger oo lagu tilmaami karo inuu yahay halyeey ka tirsan Gunners, waxaa lasoo bandhigay sawiro ay dhif iyo naadir tahay […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/sawiro-ay-dhif-iyo-naadir-tahay-inaad-ka-aragtay-tababaraha-ku-dhawaaqay-inuu-isaga-tagayo-arsenal-ee-arsene-wenger-oo-lasoo-bandhigay/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: