Press "Enter" to skip to content

Sarkaal Maxamed Nuur oo loo xiray dilka Justine Daimond oo u dhalatay Australia

Arbaco, Maarso, 21, 2018 (HOL) –Sarkaal Maxamed Nuur oo ka tirsanaa Booliiska magaalada Minneapolis ayaa Talaadadii shalay loo xirey in uu ula kac dilay Justine Damond oo aheyd Haweeney u dhalatay dalka Australia, nin ay saaxiibo ahaayeena kula nooleyd Magaalada Minneapolis.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta21-155107.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: