Press "Enter" to skip to content

Sarkaal lagu Dilay Muqdisho

Warar ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan booliiska, qaybta baarista lagu dilay degmada Yaaqshiid. Sarkaalkan ayaa ka tirsanaa xarunta CID waxaana goobta ka baxsaday kooxdii dilka geesatay.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4349097.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: