Press "Enter" to skip to content

Sarkaal ka soo goostay Al-shabaab oo lacag la guddoonsiiyay

Jimco, April, 13, 2018 (HOL) – Waa markii ugu horeysay oo sarkaal ka soo goostay Al-shabaab si muuqata lacag loo guddoonsiiyo, kaddib markii maamulka Koonfur Galbeed lacag dhan $ 15 Kun oo dollar guddoonsiiyay Maxamed Xassan Aadan Sandheere oo horay uga tirsanaa Al-shabaab.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta13-155381.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: