Press "Enter" to skip to content

Saraakiil lagu dilay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Sabti,, April, 28, 2018 (HOL)-Inta la xaqiijiyay Saddex ruux ayaa ku geeriyootay 6 kalana dhaawac ayaa soo gaaray kaddib markii Saakay Magaalada Gaalkacyo uu ka dhacay Qarax Ismiidaamin ah Sidda ay warbaahinta u xaqiijiyeen maamulka gobolka Mudug.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta28-155557.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: