Press "Enter" to skip to content

Saraakiiil Soomaali ah oo ka tirsan booliska Minnesota oo la dallacsiiyay

Khadra Maxamed iyo Liiban Ibraahim oo ah saraakiil ka tirsan ciidamada booliska gaadiidka gobolka Minnesota ayaa loo dallacsiiyay darajada saddex alifleyaal, iyadoo dhawaanna Saalax Axmed oo isna waxdaasi ka tirsan laga dhigay Gaashaanle.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: