Press "Enter" to skip to content

Sanchez ma u wareegi doonaa Man city?

Manchester city ayaa la sheegayaa in ay qarka u saaran tahay inay weydo Alexis Sanchez oo ay dhici karto inuu Manchester United u tago, sababo la xiriira lacagta lagula kala wareegayo cayaartoyga, ayadoo kooxda Arsenal ay doonayso in laga siisto 35 Malyan oo gini.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/cayaaraha-42675204

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: