Press "Enter" to skip to content

Safaaradda Mareykanka ee Kabul oo digniin culus soo saartay

Dhowr saacadood kadib markii Madaxweyne Joe Biden uu sheegay in weerar kale oo lagu qaado garoonka diyaaradaha ee Kabul ay u badan tahay inay dhacaan 24 ilaa 36 saacadood ee soo socoda, ayaa  Safaaradda Mareykanka ee Kabul ku boorrisay muwaadiniinta Mareykanka inay ka baxaan garoonka diyaaradaha.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: