Press "Enter" to skip to content

Sadex qof oo ku dhintay qarax uu ka bad-baaday guddoomiyaha Gobolka Bay

Guddomiyaha Gobolka Bay Cali Wardheere Dooyow ayaa ka badbaaday qarax maanta ka dhacay bartamaha magaalada Baydhaba. Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay qaraxaasi, sida ay ilo kala duwan u sheegeen idaacadda VOA. 

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: