Press "Enter" to skip to content

Saddex Xisbi siyaasadeed oo Shahaadooyin la guddoonsiiyay

Axad, April, 08, 2018 (HOL)-Waxaa xarunta Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka lagu gudoonsiiyey Shahaadada Xisbinnimo seddax Xisbi siyaasadeed oo soo buuxiyey sharuudaha ka mid noqoshada xisbiyada siyaasadeed.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta8-155333.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: