Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii’ada ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saareen ku sharraxay khilaaf xooggan oo u dhaxeeya wasiirka Betroolka ee xukuumadda Federaalka iyo Hayadda Betroolka Soomaaliya.

Saddex qodob oo saldhig u ah khilaafka wasiirka Batroolka Soomaaliya iyo guddiga kheyraadka
More from DhammaanMore posts in Dhammaan »
Be First to Comment