Press "Enter" to skip to content

Sacuudiga oo soo rideen diyaarad dul heehaabeysay xaafad ay ku yaalaan Qasriyada Boqortooyada

Axad, April, 22, 2018 (HOL)–Warbaahinta dawladda ayaa sheegtay in ciidamada nabadgelyaa Sucuudigu soo rideen diyaarad yar oo aan duuliye lahayn oo dul heehaabaysay xaafad ay ku yaallaan qasriyada boqortooyada ee magaalo madaxda Riyaad.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta22-155487.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: