Press "Enter" to skip to content

Sacuudiga oo 'ka hortagay' diyaarado drones ah oo lagu soo weeraray

Difaaca hawada ee boqortooyada Saudi Arabia ayaa Sabtida maanta ah hawada ku burburiyay ilaa 8 gantaal iyo diyaarado nooca aan duuliyaha laheyn ah oo ay kooxda Xuuthiyiintu ku gantay koonfurta carriga Sacuudiga, sida uu baahiyay TV-ga dalkaasi

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: