Press "Enter" to skip to content

Sacuudiga oo 'ka hortagay' diyaarad lagu soo weeraray

Difaaca hawada ee boqortooyada Saudi Arabia ayaa Sabtida maanta ah hawada ku burburiyay ilaa 8 gantaal iyo diyaarado nooca aan duuliyaha laheyn ah oo ay kooxda Xuuthiyiintu ku gantay koonfurta carriga Sacuudiga, sida uu baahiyay TV-ga dalkaasi

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: