Press "Enter" to skip to content

Sacad Cali Shire : Waa dhab Imaaraadku si rasmi ah uma Ictiraafsana Somaliland

Sabti, April, 21, 2018 (HOL)–Wasiirka arrimaha dibeda Somaliland Sacad Cali Shire oo ka jawaabayay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Wasiiru-dowlaha arrimaha dibeda Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in ay dhab tahay in Imaaraadku uusan si dhab ah u Ictiraafsaneyn jirintaanka Somaliand.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta21-155471.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: