Press "Enter" to skip to content

Saaxiibada Caalamka oo soo dhaweeyay doorashadii Somaliland

Beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay doorashadii 31-kii May ka dhacday Somaliland, iyagoo sheegay in ay ka dhabeeyeen ballaan-qaadkii doorashooyinka, geeddi socodka ka qeybgalka siyaasadda iyo xoojinta dimuqraadiyadda.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: