Press "Enter" to skip to content

Saameynta dhaqaale ee qaadka la joojiyey

Xiriirkii xumaaday ee Somalia iyo Kenya ee hakadka geliyay duulimaadkii labada waddan isaga kala gooshi jiray iyo Dowladda Somalia oo xanuunka Corona dartii dayuuradihii qaataka ka keeni jiray Kenya horey u joojisay ayaa saameyn ku yeeshay ganacsatadii ka shaqeysan jiray Jaadka

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: