Ruushka ayaa ku hanjabay in uu “jawaab adag” ka bixin doono cunoqabatayno cusub oo Maraykanku ku soo rogay saraakiil iyo shirkado Ruush ah oo lagu eedeeyey in ay ka macaashaan dedaalada Madaxweyne Putin ku doonayo inuu ku wiiqo reer Galbeedka.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43677357
Be First to Comment