Press "Enter" to skip to content

Ruushka: Haka Baxaan Maleeshiyaadka Deegaanka Ghouta

Wasiirka gaashaandhiga ee Ruushka Sergey Shoygu ayaa maanta oo Talaado ah sheegay in dadka rayidka ah iyo maleeshiyaadka jabhadaha ee ku sugan deegaanka Ghouta ee dalka Syria ay adeegsan karaan marinnada loogu talagalay in dadka barakacayaasha ay maraan.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4282324.html

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: