Press "Enter" to skip to content

Russia oo ictiraaftay laba gobol oo ka mid ah Ukriane

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa amray ciidamadiisa in ay galaan gobollada ay maamulayeen kooxaha gooni-u-goosadka Ukraine, waxyar kaddib marki Putin uu xalay saxiixay, wareegto ay xukuumaddiisa ku aqoonsatay madaxbannaanida gobollada gooni-u-goosadka ee bariga Ukraine.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: