Press "Enter" to skip to content

Rooble oo shaqo-joojin ku sameeyay Fahad Yaasiin, magacaabayna agaasime cusub

Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqo-joojin ku sameeyay agaasimaha hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-Sugidda Qaranka Fahad Yaasiin, sida lagu xaqiijiyay qoraal rasmi ah oo ka soo baxay xafiiska Ra'isul Wasaaraha.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: