Press "Enter" to skip to content

Rooble oo madaxda hay'adda NISA u qabtay 48 saac

Ra'iusul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shacabka la hadlay ayaa sheegey in aan lagu qanci karin warbixintii hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ay ka soo saareen dilkii Ikraan Tahliil Faarax, oo ka tirsaneyd hay'addaas.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: