Press "Enter" to skip to content

Rooble oo ka horyimid go'aankii madaxweyne Farmaajo ee magacaabista taliyaha NISA

Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka horyimid magacaabistii taliyaha Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka Gaashaanle Sare Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud, kaas oo saqdii dhexee ee xalay uu magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: