Press "Enter" to skip to content

Rooble oo ka horyimid go'aankii Farmaajo ee magacaabista agaasimaha NISA

Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka horyimid magacaabistii agaasimaha Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka Gaashaanle Sare Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud, kaas oo saqdii dhexee ee xalay uu magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: