Press "Enter" to skip to content

Roobkii xilliga Guga oo ka curtay Jubaland

Deegaanno ka mid ah Jubooyinka iyo Gedo ayaa lagu soo waramayaa inuu ka curtay roobkii guga, goolahaasi oo ay ka mid yihiin deegaannadii dhawaan abaarta xoogan ay ka jirtay.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: