Press "Enter" to skip to content

Roobabka gu’ga ee ka curtay gobolka J/hoose oo sababay khasaarooyin kala duwan oo naf iyo maalba leh

Talaado,, 01, May, 2018 (HOL)-Roobabka xilliga gu’ga ayaa ka curtay inta badan gobollada dalka, ayadoo roobabkani ay kusoo beegmeen mudo dheer oo ay dalka ka jireen abaaro iyo biyo la’aan ay ka cabanayeen xoolaleeyda iyo dadka ku nool miyiga fog ee qeybo ka tirsan gobollada dalka.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/May/wararka_maanta1-155592.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: