Press "Enter" to skip to content

Roobab culus oo xalay ka da’ay magaalada Beledweyne iyo Fatahaada oo u muuqata mid sii ka korartay

Sabti,April, 28, 2018 (HOL)-Roobab culus oo xalay ka da’ay magaalada Beledweyne ayaa u muuqda kuwo uga sii darey xaalada Fatahaada iyo daadadka ka dhashay dhibicda biyaha roobka oo marba marka ka danbeysa sare u sii kacaya.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta28-155550.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: