Press "Enter" to skip to content

Ra'iisul Wasaare Rooble 'oo raali-geliyey' madaxweyne Guudlaawe

Xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu ka raali-geliyey madaxweynaha maamulka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudaalwe tabasho uu ka qabay ka qeyb-galka shirka wada-tashiga qaran ee lagu wado inuu ka furmo Muqdisho.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: