Press "Enter" to skip to content

Ra'iisul Wasaare Rooble oo booqday magaalada Jowhar

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka HirShabelle, waxaana safarkiisu ku saabsanyahay qiimeyn uu ku sameynayo khasaarihii ka dhashay fatahaadihii webiga Shabelle.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: