Press "Enter" to skip to content

Ra’iisal wasaare Kheyre oo xalay kulan la qaatay guddoomiyaha is casilay ee Golaha Shacabka Prof Jawaari

Khamiis,, April, 12, 2018 (HOL) – Guddoomiyaha xilka iska casilay ee Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta markii ugu horeysay tan iyo wixii ka danbeeyay khilaafkii siyaasadeed ee soo kala dhax-galay golayaasha dowladda ka soo hor muuqanaya fadhiga Baarlamaanka isaga oo wada jir xildhibaannada khudbad ugu jeedin doona.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta12-155368.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: