Press "Enter" to skip to content

Ra’iisal wasaare Kheyre oo xalay kormeeray degmada Hilliwaa

Jimco, Maarso, 16, 2018 (HOL)–Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa xalay waqti dambe kormeer amni ku tagay degmada Hilliwaa ee gobolka Banaadir.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta16-155051.htm

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: