Press "Enter" to skip to content

Ra’iisal wasaare Kheyre oo la kulmay mas’uuliyiinta gobolka Banaadir iyo saraakiisha ciidamada

Axad, April, 15, 2018 (HOL)-Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre, ayaa xalay kulan la qaatay Saraakiisha ciidamada Booliska, iyo Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana kulankaasi goob joog ka ahaa Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta15-155402.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: