Press "Enter" to skip to content

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Daah furay Barnaamijka Tirakoobka shaqaalaha

Axad, April, 22, 2018 (HOL) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee dawladda, kaas oo looga dan leeyahay in la helo xog dhamaystiran oo ku saabsan shaqaalaha. Waxaan ka soo qayb galay xubno ka socday gollaha Wasiiradda iyo qaar ka mid ah Agaasimayaasha iyo shaqaalaha dawliga ah.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta22-155494.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: