Press "Enter" to skip to content

Qurbajoogta Soomaalida oo maal-gashanaya ganacsiga guryaha Kenya

Ganacsiga Soomaalida, gaar ahaana kan guryaha ayaa beriyihii lasoo dhaafay kusii fidayay degmooyinka kala duwan ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana inta badan ganacsigaasi maalgashanaya, gacantana ku haya gacansato qurbajoog Soomaaliyeed ah oo dib ugu soo laabtay Geeska Africa. 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: