Press "Enter" to skip to content

Qoyska Prof. Cabdiwahaab Sh. Cabdisamad oo ka walaacsan xaaladdiisa

Ehalada Professor Cabdulwahab Sheekh Cabdisamad oo todobaadkii hore laga afduubtay bartamaha magaalada Nairobi ayaa aad uga walwalsan xaaladdiisa, taas oo aan ilaa iyo hadda wax war laga haynin.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: