Press "Enter" to skip to content

Qatar oo si adag u cambaareysay Qaraxii degmada Baraawe

Sabti, April, 14, 2018 (HOL)–War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Qatar ayaa si kulul loogu cambaareeyay Qarixii ka dhacay Garoon Kubadda lagu cayaaro oo ku yaalla Magaalada Baraawe ee Caasimadda maamulka Koonfur Galbeed.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta14-155391.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: